Type Here to Get Search Results !

Dadkii ku dhaawacmay duqeynta ciidamada oo lagu daweynayo isbitaalka Shire Shul ee magaalada Dedebit




 Dadkii ku dhaawacmay duqeynta ciidamada oo lagu daweynayo isbitaalka Shire Shul ee magaalada Dedebit 


oo duqeymo cirka ah oo ka dhacay gobolka Tigray ee dalka Ethiopia ayaa waxaa ku dhintay 56 qof, waxaana ku dhaawacmay 30 qof oo kale oo ay caruur ku jiraan, kuwaasi oo ku no


Iyo afhayeenka dowladda Legesse Tulu ayaan ka jawaabin codsi ku aaddan in ay dhacdadan ka hadlaan afhayeenka ciidamada Gaashaanle Sare Getnet Adane iyo afhayeenka dowladda Legesse Tulu ayaan ka jawaa Dowladda ayaa hore u beenisay in ay dad rayid ah muddadii 14-ka bilood ahayd ee uu socday dagaalka ay kula jirto ciidamada Tigreega


Duqeyntan oo ka dhacday magaalada Dedebit oo ku taal dhanka waqooyi-galbeed ee gobolka Tigray una dhow xudduudda Eritrea, ayaa dhacday xilli dambe oo habeennimadii Jimcaha ah, sida ay sheegeen saraakiisha samafalka oo codsaday in aan magacyadooda la shaacin, maadaama aysan fasax u haysan in ay la hadlaan warbaahinta.

Gelinkii hore ee Jimcihii, dowladdu waxa ay xabsiga ka sii daysay dhowr hoggaamiye oo mucaarad ah, iyadoo sheegtay in ay bilaabi doonto wadahadal ay la gasho mucaaradka siyaasadeed si loo xoojiyo dib u heshiisiinta.


Labada qof ee ka tirsan shaqaalaha gargaarka ayaa sheegay in tirada dadka dhintay ay xaqiijiyeen maamulka deegaanka. Shaqaalahan samafalka ayaa wakaalada wararka ee Reuters u diray sawiro ay ku sheegeen in ay ka qaadeen dadka dhaawaca ah ee ku jira isbitaalka, waxaana dhaawacyada ka mid ah caruur badan.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID