Type Here to Get Search Results !

Magaalada Guriceel ee bartamaha Soomaaliya ayaa laga soo sheegaya inuu halkaasi dagaal ka dhacay maanta

 




Magaalada Guriceel ee bartamaha Soomaaliya ayaa laga soo   sheegaya inuu halkaasi dagaal ka dhacay maanta kaasi u dhexeeya laba qaybood oo ka kala tirsan ciidamada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu halkaasi



Guriceel iyo ciidamada militariga ee Gorgor dagaalkan ayaa dadka degaanku u sheegeen idaacadda RNS inuu u dhexeeyo booliiska degmada Guriceel iyo ciidamada militariga ee Gorgor dagaalkan ayaa



Idaacadda RNS in ugu yaraan hal qof uu ku dhintay iska horimaadkan midka mid ah suxufiyiinta gobolka ayaa u sheegay idaacadda RNS in ugu yaraan hal qof uu ku dhintay iska horimaadkan




Magaalada Guriceel ayo kuwa Ahlu Sunna Wal Jamaaca kasoo kabanaysa dagaallo qaraar oo bishii Oktoobar ee sannadkii hadda dhammaaday ku dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ku

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID