Type Here to Get Search Results !

Dawlada federalka Somaliya ayaa ku guul dareysatay inay Celinta Diyaarad ka soo duushay Kenya


 

Dawlada federalka Somaliya ayaa ku guul dareysatay inay Celinta Diyaarad ka soo duushay Kenya oo dawladu isku dayday inay Hawada ka Celiso

Diyaarada oo Siday Qaadka Miirooga ayaa Saaka Fadhiisatay Magaalada Laascaanood isaga dhego martay Raaddarka iyo signal ka Magaalada Muqdisho oo la hadlay.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID