Type Here to Get Search Results !

Madaxweynaha ayaa soo indha indheeyay goobaha ay ku ciyaaraan iyo hoolka ay ka dhici doonaan doorashad Xilibaanada Baarlamaanka 11aad ee JFS.






Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta loo dooda in ay ka dhacdo doorashada Golaha Shacabka.
Madaxweynaha ayaa soo indha indheeyay goobaha ay ku ciyaaraan iyo hoolka ay ka dhici doonaan doorashad Xilibaanada Baarlamaanka 11aad ee JFS.
Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn la kulmay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Maamulka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dowlad Goboleed, Hirshabeelle isagoo kula dardaarmay dardar gelinta shaqada Gobolka.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID