Type Here to Get Search Results !

Garoowe: 29 January 2022: Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta goobjoog ka noqday xilka

Garoowe: 29 January 2022: Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta goobjoog ka noqday xilka dhaarinta Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xasan Cabdalle Xasan. Madaxweyne ku xigeenka ayaa Wasiir ku xigeenka cusub oo uu ku dhaariyay Ku-simaha Maxkamadda Sare Nuur Maxamed, alle uga baryay in uu u fududeeyo xilka, marka kula seexdo in uu sida ugu wanaagsan u guto shaqo ee loo igmaday.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID