Type Here to Get Search Results !

Shacabka Degmada Kaxda oo maanta ay u tahay Maalin weyn oo Taariikhi ah ka dib markii ay ka dhabeeyeen riyo ay mudo dheer ku riyoonayeen

Shacabka Degmada Kaxda oo maanta ay u tahay Maalin weyn oo Taariikhi ah ka dib markii ay ka dhabeeyeen riyo ay mudo dheer ku riyoonayeen taasi oo ahayd in ay mar un helaan Laami ay ku leedahay Degmada Kaxda 3sadex sano ka hore hadafkii ay qaateen in ay hormariyaan dhismaha wada janaraal liiliiqato daawasho wacan

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID