Hooyo
Soomaaliyada oo 6-Sanadood Debed-jiif ku ahayd London oo Geeriyootay
Muddo lix sano ah ayay
Xaawo Cabdi iyo wiilkeeda Muxyadiin Geelle seexanayeen kursi
meel bannaan ah
oo ku taalla koonfurta magaalada London, hooyadaas ayaase geeriyoota Iyagoo dhagaha ka fureystay dhammaan
yaboohyadii loogu soo
bandhigay guryo ay dagi karaan,
dad badan ayay
ka yaabsadeen markii ay go'aan ku gaareen in aysan
ka dhaqaaqin
meeshaas, I
Markii ugu horreysay
hooyadan iyo wiilkeeda
waxay indhaha
warbaahinta qabteen iyagoo muddo dibad jiif ahaa
warbaahinta qabteen
iyagoo muddo dibad jiif ahaa
Sanadkii 2017-kii,
qoraaga madaxa bannaan ee lagu magacaabo
Tom de Castella ayaa
ku baraarugay haweeneydan da'da ah iyo wiilkeeda oo dagganaa
kursi ku yaalla
afaafka hore ee maktabadda
Waxa uu xilligaas
ogaaday in meeshaas ay sii joogeen labo sano oo kasii kasii kasii
kasii kasii
kasii kasii kasii kasii kasii kasii kasi
Tooting.
Waxa uu xilligaas
ogaaday in meeshaas ay sii joogeen labo sano oo kasii horreysay
waqtigaas... taasoo ku
noqotay arrin cajiib ah taasoo ku noqotay
arrin cajiib ah
ta Waxa uu isweydiiyay sababta ay u waayeen cid wax u qabata
Waxa uu
isweydiiyay sababta ay u waayeen cid wax u qabata Balse mar
kasta oo uu baaritaan
kusii sameeyay xaaladdooda waxa u sii
muuqaneysay mid
layaab badan kusii sameeyay xaaladdooda
waxa u sii
muuqaneysay mid layaab badan kusii sameeyay xaaladdooda wax
Tooting Broadway
kaddib
markii laga soo saaray
guri uu ninkeeda
ku geeriyooday
Xaawo Cabdi iyo wiilkeeda ayaa
hoy ka dhigtay
bannaanka hore ee dhisme ku yaalla
Sida ay tabisay
warbaahinta London Online News, balse waxay ku gacan
saydheen isku
dayo badan oo ay golaha deegaanka ku damacsanaayeen in dib loo dajiyo,
balse waxay ku gacan
saydheen isku dayo badan oo ay golaha deegaanka ku damacs
Hooyadan oo 70 iyo
dhowr jir ay dhashay oo ku jira da'da 30-meeyada ayaa caan ka
dhex noqday
dadka ka dukaameysta Tooting
waxayna u
dhoollacaddeyn jireen qof walba oo u istaaga si uu ula
sheekeysto.
Wiilka ayaa si joogto ah ugu xirnaa masjidka Al-Muzzammil ee u dhow
waddada Gatton.
Maktabadda
Tooting
Sannado
badan oo ay arrintooda taagneyd kaddib waxay hooyadii geeriyootay
dhawaan,
halka
wiilkana uu wali meeshiisii daggan yahay.
Xaawo
Cabdi ayaa loola cararay Isbitaalka 30-kii bishii December ee lasoo
dhaafay
kaddib markii ay la xanuunsatay burukiito, balse maalintii xigtay ayay
halkaas
ku geeiyootay. Waxay dhakhaatiirtu sheegeen in laga helay
fayraska
corona balse sababta ay u dhimatay ay ahayd cudurka burukiitada.
2014-kii
ayaa labadoodaba mar isbitaalka loo
dhigay
xanuun la xiriira cimilada qabowga ah, markaasoo kursiga ay
ku
seexanayeenna laga qaaday goobta.
Xaawo
ayaa isbitaalka markii ay kasoo
baxday
isku dayday inay dib ugu noqoto goobtii balse waxay ogaatay in
kursigii
uusan oollin, walina wiilkeeda waxa uu ku sii jiray isbitaalka.
Waxaa
goor dambe la arkay iyadoo ku fadhisa kursi kale oo goobtaas u dhawaa,
waxayna
dallad kaga gabbaneysay roobka.
Xaawo
Cabdi iyo wiilkeeda waxay hoy ka dhigteen kursi bannaan yaalla
Kamal
Maxamuud oo ay ilmo adeer yihiin Muxyadiin ayaa yiri: “Waxay ahay qof
naxariis
iyo xannaaneyn badan.
Waxay
i geyn jirtay iskuulka marka dambeyna guriga ayay igu soo celin jirtay.
Seygeeda
waxa uu u geeriyooday kansarka sambabbada,
wax
badanna ma uusan joogin waddanka marka uu dhimanayay.
Kaddib
wax walba way ka go’een.
Qoyska
oo dhan ayaa isugu yimid iskuna dayay inay guri geeyaan balse waxay ku
adkeysteen
inaysan kursiga ka tagin.
“Labadooda
ayaa iska warqabi jiray oo
midba
uu kan kale xannaaneyn jiray. Laakiin hadda
Muxyadin
kaligiis ayuu joogi doonaa halkaas.
Waxaan
rajeyneynaa in uu aqbali doono inay dadka xannaaneeyaan,
mana
ka quusan doonno inaan isku dayno sidii aan u caawin lahayn.”
Sawirro
ay shaaciyeen qaar ka mid ah warbaahinta
UK ayaa
lagu arkayay wiilka ay hooyadiis geeriyootay oo isla kursigii goglanaya.
Maxaa u suurageluyay inay ku noolaadaan waddo London ku taalla?
Wariye Cabdiqaadir Diinaari, oo in muddo ah u kuur
galayay
xaaladda hooyadan iyo wiilkeeda ayaa BBC-da u
sharraxay
sababta ay Xaawo Cabdi iyo wiilkeeda waqtiga dheer
u
daganaayeen kursiga kor yaalla maktabadda.
“Waddanka
UK maktabadaha kuraasta hor yaalla waxaa xeer u ah in aan laga hor
qaadin,
qof
kasta oo isticmaalayana aan waxba la dhihi karin,
xitaa
haddii hoy ahaan loo isticmaalo. Waa kuraas loogu talogalay inay dadka
isticmaalaan,
maktabaddanina waa mid weyn. Marka taas ayaa u sahashay
in
hooyadan iyo wiilkeeda ay muddo dheer meeshaas ku noolaadaan
,” ayuu
yiri. Sababta ay dibad joogga u noqdeen ayuu sheegay inay
salka
ku heyso dhimashada seygeeda.
“Waxaa
igu maqaale ah in markii uu dhintay seygeeda ay aad uga naxday,
dhaawac
weynna uu u gaaray qalbi ahaan. Waxaa la sheegay
in
meydka odayga ay guriga ku hayeen labo maalmood .arkii dambena ay
arkeen
reer deris la ah. Kaddib waxaa laga saaray gurigii, waxaana loo sheegay in
uusan ahayn
mid u
fiican labadooda maadaama uu weyn yahay,” ayuu yiri Diinaari.
Isagoo
hadalkiisa sii wata ayuu intaas ku daray in Xaawo Cabdi dad badan xasuusan
doonaan.
“Waxay
ahayd hooyo aad u wanaagsan oo qof walba uu
jeclaa.
Xitaa hadda aaskeeda waxaa mas’uuliyaddiisa qaaday oo qabriga
u
iibiyay wiil iyo gabar ay horay korintooda qayb uga soo qaadatay”.
Dhawaan
markii ay geeriyootay ayuu Cabdiqaadir u tagay Muxyadiin isagoo doonayay
inuu
ka
wareyso qaabka ay hootadiis ku dhimatay balse wuxuu codsaday i
n aan
su’aalahaas la weydiinin.
Celcelis
ahaan da’da dadka dibad jiifka ah ee ku dhinta UK waa 44 dhanka ragga,
halka
dumarka ay ka yihiin 42, sida uu sheegay xafiiska Qaran ee Tirakoobka,
oo
magaciisa loo soo gaabiyo ONS.
Warbixin
kasoo baxday ONS waxaa lagu sheegay in 597 ruux oo dibad jiif ah ay 2017-kii
ku
dhinteen
England iyo Wales – kuwaasoo intooda badan waddooyinka ku geeriyooday,
balse
qaar ay ku dhinteen xarumo hoy ah iyo isbitaallo.
Hase
yeeshee dhimashooyinkaas ayaa mar mar uun soo jiita indhaha warbaahinta,
sida
mar ay labo qof ku dhinteen sanadkii 2018-kii bannaanka hore ee baarlamaanka
UK.