Type Here to Get Search Results !

saraakiisha ciidamada amniga ayaa markii u horeysay ka hadlay dagaalkii shalay

(raasonews) Dhuusamareeb ay hareera joogaan saraakiisha ciidamada amniga ayaa markii u horeysay ka hadlay dagaalkii shalay ciidamo ka wada tirsan dowladda ku dhex-maray caasimada maamulkaas



Gorgor iyo kuwa booliska ee shalay iska hor-imaadka uu ku dhex-maray magaalada Dhuusamareeb ayaa shaaciyey inay heshiis kala dhex dhigeen ciidamadii Gorgor iyo kuwa booliska e



"Ciidamada booliska oo howl-gal ku jira ayay isku dhaceen kuwo ka tirsan Ciidamada Kumaandooska Gorgor, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac," ayuu yiri explains.




Haweeney ay rasaasta ugu tagtay gurigeeda, halka ay ku dhaawacmeen labo kamid ah askartii dagaalantay iyo burbur soo gaaray gaadiidka ay rasaasta haleeshay



Guddoomiyaha caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa ugu dambeyntiina sheegay in baaritaanka kiiska

dagaal ee shalay ay u xil saareen maxkamadda ciidamada.




Dagaalka shalay ayaa yimid kadib markii askar ka tirsan ciidanka Gorgor ay weerareen saldhigga booliska ee magaalada, halkaas oo lagu xiray askari ka tirsanaa oo la soo qabtay isagoo cabsan, sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo dhowr ah.

 

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID