Type Here to Get Search Results !

Koox hubeeysan ayaa Goordhaw Xaafada Suuqa Xoolaha ee Magaalada baladweyne ku Weerartay Axmed Ibraahim Deerow

Koox hubeeysan ayaa Goordhaw Xaafada Suuqa Xoolaha ee Magaalada baladweyne ku Weerartay Axmed Ibraahim Deerow oo katirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee kahowlagalo Magaalada baladweyne, Wararku ayaa tibaaxayo inu Dhawac fudud Soo Gaaray Axmed oo Xiliga la weeraray ku Sugnaay Xaafada Holwadaag Laanta suuqa Xoolaha, Ciidamada Amaanka ayaa Gaaray goobtu falkan kadhacay,

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID