Type Here to Get Search Results !

MADAXWEYNE GUUDLAAWE OO MARKALE KU BAAQAY U GURMASHADA DADKU AAY ABAARAHU SAAMEYEN EE DOWLAD

MADAXWEYNE GUUDLAAWE OO MARKALE KU BAAQAY U GURMASHADA DADKU AAY ABAARAHU SAAMEYEN EE DOWLAD GOBOLKEEDKA HIR-SHABEELLE. Madaxweynaha Dowladda Hir-shabeelle Mudane Cali Cabdulahi Xuseen #Guudlaawe ayaa Markale Ku Celiyay baaqiisa ku aadanaay isku gurmashada Dadkeena aay Abaaraha Saameyen Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle. Madaxweynahu ayaa Sheegay inay Sii kordheyso Abaaraha Dalka kajiro Gaar ahaan Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle Waxuuna tilmaamay inay ka Dowlad ahaan Wadaan Dadaalo Xoogan oo Loogu Gurmanyo dadka Abaaraha galaafteen, Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Ganacasato iyo Dowladaba in leyska Garabsado Caawinta kumanaanka Abaaraha aay Saameyen ee Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle, Haa'yadaha Gargaarka Ayuu ugu baaqay inay kaqeybqaatan Gurmashada,

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID