Type Here to Get Search Results !

Soomaaliya waqti dheer ayey dib u dhaceen doorashooyinka, dad badan ayaa u arka in sababtu ay tahay khilaafka siyaasadda oo aad u soo laalaabtay

MUQDISHO — Soomaaliya waqti dheer ayey dib u dhaceen doorashooyinka, dad badan ayaa u arka in sababtu ay tahay khilaafka siyaasadda oo aad u soo laalaabtay, waxaana walaac badan dadku horay uga muujinayeen xilliga ay doorashooyinku dhammaaneyso oo aan la ogeyn. Shalay shirkii Golaha wadatashiga qaran ee lasoo gabagabeeyay ayaa lagu caddeeyay in 25-ka bisha soo socota ee Febraury doorashada kuraasta Golaha shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya la dhameystiro. Haddaba, suuragal ma tahay in xilligaas ay wax kasta sidii loo qorsheeyay ku dhammaan karaan, marka laga tusaale qaato xaaladda uu waddanka ku suganyahay.
raasonews

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID