Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir-madexeedka Midowga Afrika
February 06, 2022
0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir-madexeedka Midowga Afrika kulan doceed kula qaatay Madaxweynaha Qaranka Saambiya Mudane Hakainde Hichilema, iyaga oo ka wada hadlay xiriirka labada geesoodka ah iyo booska fadhiga ku qotoma danaha labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Saambiya.
Tags